![]() |
|
HAMBALYO MEHER
Barkhad Abdi Rooble Waxay dhamaantood hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan Meherka Mahad Haji Yuusuf Ibrahim iyo Muna Mohamed Saleh Oo uu Meherkoodu 23/8/08 ka dhacay Emperial Hotel,Hargeysa . Waxa ay Eebe uga baryayaan inuu aqalgalkooda ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala siiyo………..Aamin..Aamin.
Nala dhagaysta Heesta aan ugu ciyaarayno Meher-kan Codkii Cumar-Shooli Fadlan Riix halkan haddii heestu kuu soo bixi waydo!
|
|
© Copyright 2006-2008; Geeska Afrika Newspaper,
Powered by
Somaliland Technology |