Bogga Hambalyada

HAMBALYO MEHER

ALIF…ALIF MABRUUK


Dhammaan Maamulka iyo madaxda Telefiishanka Caalamiga ah ee Al Jazeera, gaar ahaan xafiiska bariga Afrika.



Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), Sheekh Maxamed Cali Gadhle, Boobe Yuusuf Ducaale, Sheekh Khadar Cabdillaahi Badeed, Siciid Cabdillaahi Xayd, Jaamac Faarax Cabdillaahi, Xaaji Khadar Xuseen Dirir, Sheekh Khaliil Cabdillaahi, Cabdifataax Axmed Maxamuud (Cabdifataax Axmed-buur), Khayre Maxamed Jaamac, Maxamed Cali Xirsi, Eng. Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (Wacays), Cabdiqani Xariir Ismaaciil, Axmed Yaasiin Cabdikayd, Maxamed Jibriil Xirsi.


Guddoomiyaha Geeska Afrika Media Center Kamaal Axmed Cali, Tifaftiraha Wargeyska Geeska Afrika Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase), Cabdi Xasan Faarax, Mahad Yuusuf Kirix, Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase), Axmed Maxamed Saleban, Mustafe Cumar Xuseen, Cabdixakiim-cadaani, Cabdiqaadir Carab Aadan, Cabdi Cali, Haashim Good, Cabdikariim Siciid Saalax, iyo dhammaab baha Geeska Afrika Media Center.


Hooyo Khadiija Xaaji Aadan, Mujaahid Yuusuf Nuur Axmed iyo xaaskiisa iyo carruurtisa, Cabdi Nuur Axmed iyo xaaskiisa iyo carrurtiisa, Saleban Nuur Axmed, Hinda Nuur Axmed iyo carruurteeda iyo odaygeeda, Faadumo Nuur Axmed iyo carruurteeda iyo odaygeeda.


Aabo Axmed Cali Marjaan, Hooyo Xaliimo Saleban Faarax, Kamaal Axmed Cali iyo Xaaskiisa Hinda Xasan Cali iyo carruurtooda, Hoodo Axmed Cali, Nimco Axmed Cali, Safiya Axmed Cali.


Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomay, Maxamed Xuseen Jaamac, Siyaad Xuseen Jaamac, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac.


Aabo Dr. Maxamed Jaamac Wacays, Hooyo Amran Haybe Boqore, Khayre Maxamed Jaamac, Jaamac Maxamed Jaamac, Filsan Maxamed Jaamac, Cabdirisaaq Maxamed Jaamac, Nimco Maxamed Jaamac, Nuux Maxamed Jaamac, Axmed Maxamed Jaamac, Muuna Maxamed Jaamac, Sumiya Maxamed Jaamac.


Mustafe Maxamed Khayre, Cabdikariim Qurusdoon, Axmed-yaasiin Muxumed Cadde, Maxamed Yuusuf Aw Cali (Culimo), Ibrahim Suldaan Cabdiraxmaan, Sagal Cabdiqaadir Axmed, Axmed Muxumed Faarax (Awliyo), Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Maxamed Axmed Jaamac (Shakal).

Maxamed Cabdi Xasan (diridhaba), Caalin Muxumed Faarax Caalin, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumaaro),Siciid Cabdi Sulaymaan, Cali Ibraahim Dhoolayare, Maxamed Yuusuf Axmed, Siciid Sheekh Ismaaciil, Maxamed Kuwaiti, Axmed Khaliiji, Naasir Shiine, Ismaaciil Shiine, Maxamed Xaaji Xasan (Alladii), Ibraahim Obsiiye, Mustafe Xasan Warsame, Nimcaan



Dhammaan dadkaasi waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan walaaalkood/Saaxiibkooda qaaliga ah

Mudane Jaamac Nuur Axmed Caynaanshe
Iyo
Marwo Xayaad Xasan Dirir Cali


Oo Meherkoodu Axadii 17/8/08 ka dhacay magaalada Hargeysa. Waxa ay Eebe uga baryayaan inuu guurkooda ku gaadhsiiyo nabad qab, oo uu kala siiyo ubad khayr qaba…Amiin…..Aamiin.

© Copyright 2006-2008; Geeska Afrika Newspaper, Powered by Somaliland Technology