Ismaaciil Buubaa Oo Dawladda Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Uu Shariif Ku Joogo

Ismaaciil Buubaa Oo Dawladda Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Uu Shariif Ku Joogo

Nairobi(Geeska) -Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay isha ku hayso...
Abwaan Gaariye Oo La Hadlaya Ugaaska Ciise

Abwaan Gaariye Oo La Hadlaya Ugaaska Ciise

Djibouti(Geeska) -Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye), oo ka mid ah ergo culus oo maga...
Komishanka Doorashooyinka Oo Markii Ugu Horaysay Si Rasmi Ah Uga Hadlay Bedelaadda Kaadhadhka Dooras

Komishanka Doorashooyinka Oo Markii Ugu Horaysay Si Rasmi Ah Uga Hadlay Bedelaadda Kaadhadhka Dooras

Hargeysa(Geeska) -Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay si rasmi ah u...
Dawladda Maraykanka Oo Lagula Taliyay Inay Dalkeeda Ka Mastaafuriso Cali Samatar

Dawladda Maraykanka Oo Lagula Taliyay Inay Dalkeeda Ka Mastaafuriso Cali Samatar

Washington(Geeska/Washington Post) -Dawladda Wadanka Maraykanka ayaa loo soo jeediyay in a...
Madaxweyne Rayaale Oo Aan Haweenka 8 March Ku Bogaadin iyo Axmed-Siilaanyo Oo Ka Faa’iidastay

Madaxweyne Rayaale Oo Aan Haweenka 8 March Ku Bogaadin iyo Axmed-Siilaanyo Oo Ka Faa’iidastay

Hargeysa(Geeska) -Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaan doorkan wax h...
 

Ismaaciil Buubaa Oo Dawladda Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Uu Shariif Ku Joogo

Ismaaciil Buubaa Oo Dawladda Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Uu Shariif Ku Joogo Nairobi(Geeska) -Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Ar...

Abwaan Gaariye Oo La Hadlaya Ugaaska Ciise

Abwaan Gaariye Oo La Hadlaya Ugaaska Ciise Djibouti(Geeska) -Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye), oo ka mid ah ergo culus oo magaalada Djibouti kaga qayb galay martiqaad ay ganacsatada Isaaq ee dalkaas degeni u sameeyee...

Komishanka Doorashooyinka Oo Markii Ugu Horaysay Si Rasmi Ah Uga Hadlay Bedelaadda Kaadhadhka Dooras

Komishanka Doorashooyinka Oo Markii Ugu Horaysay Si Rasmi Ah Uga Hadlay Bedelaadda Kaadhadhka Dooras Hargeysa(Geeska) -Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inay samaynayaan kaadhadh cusub oo lagu badalayo kuwii hore, gaar ahaan natii...

Dawladda Maraykanka Oo Lagula Taliyay Inay Dalkeeda Ka Mastaafuriso Cali Samatar

Dawladda Maraykanka Oo Lagula Taliyay Inay Dalkeeda Ka Mastaafuriso Cali Samatar Washington(Geeska/Washington Post) -Dawladda Wadanka Maraykanka ayaa loo soo jeediyay in ay dalkeeda ka masaafuriso Gen. Maxamed Cali Samatar....

Madaxweyne Rayaale Oo Aan Haweenka 8 March Ku Bogaadin iyo Axmed-Siilaanyo Oo Ka Faa’iidastay

Madaxweyne Rayaale Oo Aan Haweenka 8 March Ku Bogaadin iyo Axmed-Siilaanyo Oo Ka Faa’iidastay Hargeysa(Geeska) -Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaan doorkan wax hambalyo ah u dirin haween weynaha Somaliland oo shalay dunida kala qayb galay munaasibadda...

Marwo Edna Aadan oo ka qayb galaysa Kulan Caalami ah oo ay Haweenka Dunidu isku Arkayaan

Marwo Edna Aadan oo ka qayb galaysa Kulan Caalami ah oo ay Haweenka Dunidu isku Arkayaan New York(Geeska/ The Daily Beast) -Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Somaliland, Marwo Edna Adan Ismaciil ayaa lagu martiqaaday kulanka haween weynaha adduunka oo lagu qaban doono...

Madaxweynaha Djibouti Oo Haween Ka Farxiyay

Madaxweynaha Djibouti Oo Haween Ka Farxiyay Hargeysa(Geeska) –Madaxwaynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, oo sanad walba si buuxda uga qayb qaata munaasibada lagu xuso maalinta haweenka adduunk...

Weerar Dhex maray Siyaasiyiin is Dun Neceb

Weerar Dhex maray Siyaasiyiin is Dun Neceb Hargeysa(Geeska) –Qaar ka mid ah hormuudka qaybaha kala duwan ee bulshadda ayaa shalay arragtiyo kala duwan ka bixiyay, xaaladda wadanku marayo guud ahaan, gaar ahaan arrim...

Shirkadda SOMTEL Oo Hanaan Casri Ah Lagu Furay (Daawo Sawirada)

Shirkadda SOMTEL Oo Hanaan Casri Ah Lagu Furay (Daawo Sawirada) Hargeysa(Geeska) –Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL ayaa shalay xadhiga laga jaray, Islamarkaana hawsheedda mar kalli ah ka wadda bilowday Guud ahaan Gobolladda Somaliland....

Madaxweyne Rayaale Maxaa Fulinta Balamaha Ku Adkeeyay?

Madaxweyne Rayaale Maxaa Fulinta Balamaha Ku Adkeeyay? Hargeysa(Geeska) -Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku fashilmay inuu oofiyo balan uu markii labaad horaantii sannadkan qaaday, oo ahayd inuu saxaafadda bis...

Abwaan Gaariye Muxuu Kula Dardaarmay Madaxweyne Rayaale?

Abwaan Gaariye Muxuu Kula Dardaarmay Madaxweyne Rayaale? Hargeysa(Geeska) -Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), ayaa madaxda sare ee saddexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ugu baaqay inay wax la hadhaan, xilliga lagu jiro ol...

Siilaanyo iyo Faysal Oo Ka Hadlay Dacwadda Cali Samatar Lagu Oogay

Siilaanyo iyo Faysal Oo Ka Hadlay Dacwadda Cali Samatar Lagu Oogay Hargeysa(Geeska) –Hogaamiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaradka ah UCID iyo KULMIYE ayaa jawaabo isku dhaw ka bixiyay su’aalo ku waajahan dacwadda ka dhanka ah Maxamed C...

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka iyo Dacwadii Cali Samatar Ee Shalay

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka iyo Dacwadii Cali Samatar Ee Shalay Washington(Geeska) -Maxkamadda sare ee dalka Maraykanka ayaa shalay bilowday dhagaysiga dacwad la doonayo in lagu oogo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dawladii Siyaad Barre Gen. Ma...

"Anigu Habaryoonis Waxba Kamaan Sheegin Igamana Suurtowdo"... Faysal C. Waraabe

Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa beeniyay inuu ku tiraabay hadalo ka dhan ah Beelaha Habaryoonis iyo madax dhaqameedkooda. ...

Wasiirka Maaliyadda oo Ka Jawaabay Shirkii Ay Guddiga Dhaqaaluhu Hargeysa Ku Qabteen

Wasiirka Maaliyadda oo Ka Jawaabay Shirkii Ay Guddiga Dhaqaaluhu Hargeysa Ku Qabteen Hargeysa(Geeska) -Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa si kulul uga jawaabay shir ay qabteen guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilado, oo ay sheegeen i...

Yeedhitaankii Faarax Macalin Oo Fashilmay

Yeedhitaankii Faarax Macalin Oo Fashilmay Nairobi(Geeska) -Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin, ayaa si ba’an saxaafadda Kenya ugu rifay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaas Mr. Moses Wetan...

Hargeysa: Digniin Laga Bixiyay Dollarka Madow iyo Wasiiro Madal Hafiyay

Hargeysa: Digniin Laga Bixiyay Dollarka Madow iyo Wasiiro Madal Hafiyay Hargeysa(Geeska) –Raxan Wasiiro, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir ku xigeeno ah oo ka wadda-tirsan Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Ee Somaliland ayaa camiray munaasibad tababar l...

Guddoomiyaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Dacwadda Faarax Macalin Ee Socdalkiisii Somaliland

Guddoomiyaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Dacwadda Faarax Macalin Ee Socdalkiisii Somaliland Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay dalab uu Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya...

Madal ilyartu Is Qabatay Oo Lagu Boqray Ugaaska Ciise(Daawo Sawirada)

Madal ilyartu Is Qabatay Oo Lagu Boqray Ugaaska Ciise(Daawo Sawirada) Saylac(Geeska) –Magaallo Xeebeeda qadiimiga ah ee Saylac ayaa shalay waxaa ku kulmay dadkii ugu badnaa ee isugu yimaada muddo qarniyo ah xaflad dhaqan oo nooceeda ah. Waxay...

Suldaan Cismaan Oo ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed

Suldaan Cismaan Oo ka hadlay mawqifkiisa siyaasadeed Hargeysa(Geeska) -Toddobaadyadii u dambeeyay waxa magaalada Hargeysa ku sugnaa Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, oo ka mid ah salaadiinta gobalka Togdheer. ...

Madaxweyne ku xigeenka Oo Xalay Geeska Afrika Uga Waramay Caafimaadkiisa

Madaxweyne ku xigeenka Oo Xalay Geeska Afrika Uga Waramay Caafimaadkiisa Hargeysa(Geeska) -Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horaysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad.

Hay’adda World Vision Oo Dib Uga Bilowday Cunto qaybtintii Degmada Baki

Hay’adda World Vision Oo Dib Uga Bilowday Cunto qaybtintii Degmada Baki Hargeysa(Geeska) -Hay’adda World Vision, ayaa sheegtay inay degmada Baki ee gobalka Awdal dib uga bilowday barnaamijkii  cunto qaybinta oo ay muddo hakad gelisay. ...
More:

Xildhibaan Talyaani Ah Oo Somaliland Taageeray

Brussels(Geeska)- Xildhibaan Marco Perduca, oo ah mudane ka tirsan aqalka Odayaasha talyaaniga, ayaa sheegay inay Somaliland tahay tusaale ay ku dayan karaan bulshada ku nool gob...

Muran Ka Taagan Dhisme Laga Bineeyay Garoonkii Kubadda Ee Dugsiga Sh. Madar

Hargeysa(Geeska)-Dhallinyarada xaafadda shacabka ee magaalada Hargeysa ayaa ka gadooday dhisme laga binneeyay garoonka kubadda cagta ee ku yaala Dugsiga Hoose Dhexe Ee Sheekh Mad...

Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Oo Madaxweyne Rayaale Baaq U Diraya

Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Oo Madaxweyne Rayaale Baaq U Diraya Hargeysa(Geeska)- Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo.(Daawo sawirka)

Kaalinta Fanka iyo Suugaanta ee Nabadda iyo wacyi-gelinta dhallinyarada(Daawo Sawirada)

Kaalinta  Fanka iyo Suugaanta ee Nabadda iyo wacyi-gelinta dhallinyarada(Daawo Sawirada) Ururka Fanka iyo Dhaqanka Soomaalida ee SAAC Foundation oo fadhigiisu yahay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa qabtay kulan la xiriira kaalinta  Fanka iyo Suugaanta ee...

Somaliland Needs an Election and Recognition Search not a pol game!

Somaliland Needs an Election and Recognition Search not a pol game! One may wonder a country that has people with same ethnic, religion and skin colour cannot put together a mutual liveable, prosperous system that could save millions of people in...

Mulkiilaha Summer-Time Hotel oo Shahaadooyin Iyo Hadiyado Guddoonsiiyay Shaqaalihiisa

Mulkiilaha Summer-Time Hotel oo Shahaadooyin Iyo Hadiyado Guddoonsiiyay Shaqaalihiisa Hargeysa(Geeska) -Mulkiilaha iyo Maamulaha Huteelka SUMMER TIME SNACK BAR, Mr Siciid Sheekh Cumar Yuusuf,  ayaa shalay 28 xubnood oo shaqaalaha Huteelka ah tababar ugu soo x...

Aragtida Islaam Nacaybka Oo Ku sii kordhaysa Qaaradda Yurub

Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan cadaadiska iyo hatigaada lagu hayo shucuubta islaamka ah ee dunida guudkeeda ku nool gaar ahaan goobaha lagaga tirada bad...

JOURNEY FROM NAIROBI TO HARGEISA!

JOURNEY FROM NAIROBI TO HARGEISA! Two months ago in Nairobi Kenya, there lived a young college lecturer, who was very much bored with his job. He was a lecturer of one of the biggest commercial colleges in Nairobi....

Somaliland's renewed commitment to free and fair elections

The Ethiopian Foreign Ministry said on Friday it could not be an option for Ethiopia to remain with hands folded while Somaliland slid into chaos. This became, after the minister...

Hawd Muu Gafine Waan Loo Garaabayn

Hawd Muu Gafine Waan Loo Garaabayn Axmednagaashe, Nayrobi, Kenya Waxan xiise iyo la yaab wada jira kula socday aragtiyo kala duwan oo ay qoraal ku soo bandhigeen da...

SIDEE. MADAXWEYE, KU NOQDAA KALIDII TALIYE ?

SIDEE. MADAXWEYE,  KU  NOQDAA  KALIDII  TALIYE ? Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution), oo dhakhsa ah. ...

Dhibaatada Waxa Wada Rayaale iyo Siilaanyo W.Q Cumar Darod

Ramadan kariim aakhristow meelwaloo ad joogtaba waxaynu hadda ku guda jirnaa tobankii cisho ee soonka ugu danbeyay, oo runtii ah maalmihii kheyrka iyo ducadu badaneyd, waa maalmihi...

Warqad furan oo ku socota Mr. Dahir Rayale Kahin, Madaxweynaha Somaliland

Warqad furan oo ku socota Mr. Dahir Rayale Kahin, Madaxweynaha Somaliland Marka ugu horreysa waxaan kugu hambalyeynayaa hawsha aad qabatay.  Waxqabadkaaga waad ku ammaanantahay marka la eego duruufaha adage ee ka jira gobolka iyo kadaraha waaweyn ...

Waa tix gabay oo la magac baxday Guulaamo

Waa tix gabay oo la magac baxday Guulaamo Marka hore ddhammaan Ummadda Reer somaliland madax iyo shicib, Yar iyo wayn aqoon yahan iyo indheer garad Waxaan idin leeyahay RAMADAAN KARIIM. Maanta oo ah maalin Axad ah w...

Qaybtii Labaad: SIDEE. MADAXWEYNUHU, KU NOQDAY KALIDI TALIYE ?

Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution),  oo dhakhsa...

SIDEE MADAXWEYNE KU NOQDAA KALIDI TALIYE ?

Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution),  oo dhakhsa...

Sawirka Todobaadka

Sawirka Todobaadka Faallo Ma laha...... No Comment !!  ...

Maanta laga bilaabo waxan noqon doona taageerayaasha xisbiga UCID

Maanta o ay taariikhdu tahay 1st sept.09, waxan go'aansaday inaan ku biiro kana mid noqdo taageerayaasha xisbiga UCID ee ku kala baahsan dunida daafaheeda, waxan ka mid noqon doo...

Aw Mataanoow, Ma Xaaraan Baad Taageertay?

Haddaad sirirtay saaxiibadaa, kuuma saxayaane Anna saaka sawd uma cesheen, tuug salleelo ahe Hadal suruq leh iyo sheekadaad, saydhisaa ba’ane ...

Inqilaab Distoori Ah: Dawlad Ku Sime ah

Caalamiyan markay siyaasadu cakiranto ee dawladda talada haysaa qaban kari waydo doorashooyin, ama mucaaridku qaadaco doorashooyinka waxaa talada dalka loo dhiiba madaxdan hoos k...

Todobaad Muhiim u ah Somaliland: Waa xili Go’aan la Qaato

Todobaad Muhiim u ah Somaliland: Waa xili Go’aan la Qaato Maanta Somaliland waxa ay maraysaa marxalad aad u xaasaasi ah tan iyo markii Somaliland ay noqotay qaran madaxbannaan oo iskii u taagan. Marka ugu horaysa, waxa aan maanta doonay...

27-Ka September, Shacabkaa Iska Leh Haddii Ay Gartaan.

27-Ka September, Shacabkaa Iska Leh Haddii Ay Gartaan. Tan iyo markii Somaliland ku dhawaaqday gooni isu taageegeeda, waxaa uu  soo maray duruufo kala geddisan, kuwaas oo aan ka xusi karno maleeshiyaad aanay cidi maamulin, dagaa...

Milicisga Geeska: Xildhibaan Donald Xaal Ha Siiyo Shacabka Somaliland

"Waxa hubaal ah inaan samayn doono wixii karaankayga ah ee ah inaan ka dhigo go’doon. …. Waxa laga yaabaa inay Somaliland maalin uun go’aansan doonto inay qayb k...

MADAXWEYNE: Dheeraa Wadadu, Wadankuna Fogaa.....Geeska Afrika Staff Writer

Wixii ka dambeeyay markii ay dawladda Somaliland cambaaraysay weerarkii ay Ereteriya kal hore ku soo qaaday dalka Djibouti,  waxa muuqday ifaafalaha xidhiidhka Somaliland iyo ...

Ma Dhabaa In Ingiriisku Soo Canaantay Madaxweyne Rayaale?

Ma Dhabaa In Ingiriisku Soo Canaantay Madaxweyne Rayaale? Hargeysa(Geeska) -Dawladda Ingiriiska, ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, u soo dirtay qoraal canaan ah oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka...
More:

MAANSO IYO SHEEKO QOSOL: QIIRADA QURBO-JOOGA

Nin reer Somaliland u dhashay oo qurbaha ka tegey ayaa markii ugu horreysey waddanka ku laabtay isaga oo aad u qiiraysan. Maalin buu isaga oo lugaynaya meel ka mid ah magaalada H...

Wargeyska Geeska Afrika Oo Waraysi Xiiso Badan La Yeeshay Cabdiqaadir Jirde

Wargeyska Geeska Afrika Oo Waraysi Xiiso Badan La Yeeshay Cabdiqaadir Jirde Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ah siyaasi culus oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, horena u ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii hore ee G...

Qaybta Labaad Ee Waraysigii Wasiir Cawil

Qaybta Labaad Ee Waraysigii  Wasiir Cawil Hargeysa(Geeska)- Cadadkii hore ee Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu idiinku soo gudbinay waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay Wasiir Cawil. waxa uu kaga xog waramay xaaladda dhaqaa...

Geeska Afrika Oo Waraysi Khaas Ah La Yeeshay Wasiir Cawil

Hargeysa(Geeska)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa beeniyay warar muddooyinkan dambe la isla dhex marayay oo sheegayay  inay madhatay khasn...

Lafo-gurka Hadaladii Marwo Huda Ee Gobolka HAWD

Lafo-gurka Hadaladii Marwo Huda Ee Gobolka HAWD Axadii toddobaadkan, waxa magaalada Baligubadle lagu qabtay munaasibada wanqasha gobolka HAWD....

Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Ku Guulaysatay Inay Xafladii Maalinta Miyuusiga U Bedelaan Munaasibad

Hargeysa(Geeska)- Ardayda Jaamacadda Hargeysa ayaa xalay ku guulaystay inay xaflad loogu tallo galay in lagu xuso maalinta Miyuusiga adduunka u bedelaan munaasibad diini ah oo laga...
Advertisement
Heestii: MASHXARAD, Erayadii Mohamed-Deeq, Codkii Qoomaal iyo Maryan Mursal




Dhagayso Waraysi xiiso badan

 
Waa Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Abwaan Boon Xirsi  : Waxa uu kaga waramayaa Taariikhdiisa Fanka, xaalada uu imika ku sugan yahay, iyo fariin uu dirayo.