Geeska Afrika Newspaper "Horyaalka Wargeysyada Somaliland" , Waa Wargeys ku caan baxay dhex-dhexaadnimo, hawl-karnimo, waxay waayo-aragnimo u leeyihiin Xirfada Saxaafada, Waxay kuu ballan-qaadayaan Warar lagu kalsoon yahay. Nagala soo xidhiidh editor@geeska.net
 
Main Menu
Home
Somali Music
Contact Us
 
 
 
   
 
 
Links
Geeska Afrika
Hadhwanaag News
Somaliland Education
Qaran News
Somaliland Technology
Somaliland Info

Koobkii Wanqalka Gobolka Gabiley oo la soo gababeeyay iyo Gaashaan oo Hanatay Koobka(Daawo Sawirada)

Getting Kids to Read - Ten Terrific Tips (Interesting)

Uurkaygu waa godob Eed Hooyo laga Galay: Qiso murugo xambaarsan

MUNAASIBAD BALAADHAN OO LAGU XUSAAYAY MAALINTA WAXBARASHADA DEGMADA ALLAYBADAY EE 21 JULY AYAA  LAGU QABTAY ALLAYBADAY

Xarun Loogu Talo-galay Wada-hadalka iyo Xuquuqal-insaanka oo laga Furay Magaalada Hargeysa

"Macalinka", Gabay ka waramaya doorka ay barayaashu kaga jiraan bulshada

Hambalyo: Dr.Jama Muuse Jama oo ku guulaystay Abaal-marinta Buuga Sannadka 2007

Halkee ayuu marayaa Koobkii Wanqalka Gobolka Gabiley ?

"Ayaan-Darradda Ugu Weyn Ee Dhallinyarada Somaliland Haysataa Waxa Weeye Masiirkooda Oo Ay Ka Taliyaan Dad Ilaa Lixdan-kii Kuraasta Fadhiyey Oo Aan Garanayn Duruufaha Dhabta Ah Ee Dhallinyarada Dhaysta" Guddoomiyaha Dalladda SONYO 

SHIR-JARAA’ID WAA MAXAY? MA SHIL BAA MA SHEEKAA?--Qaybtii 4aad

Shabakada Somalilandedu Oo Shahaado Sharaf Gudonsiisey Masuuliyiin Ka qayb Qaatey Horumarinta Waxbarashada Iyo Caafimaadka (Daawo Sawirada) 

Xaflad ballaadhan oo lagu soo bandhigay buug suugaaneed magaciisa la yidhaahdo HILIN HAYAAN oo Hargeysa lagu qabtay

80 Hablood oo Aqoon isweydaarsi dhinaca Diinta ah loogu soo Xidhay Hargeysa 

Madaxweyne Rayaale oo shahaado sharaf ka gudoomay Shabakada Somaliland Education Network

Geeska Afrika Oo Helay Nuqulka Rasmiga ah Qaraarka Maxkamadu Ka Gaadhay Xirsi Cali X. Xasan
Tuesday, 19 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa toddobaadkii la soo dhaafay si rasmi ah u sheegtay inaanay awood u lahayn dhagaysiga dacwadda ay xukuumadda ...
 
Duur Xulkii Faysal, Is Cadayntii Siilaanyo Iyo UDUB Oo Lagu Ooriyay
Tuesday, 19 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Laba boqol iyo konton arday ayaa shalay ka qallin jebiyay qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa, waxaana ardaydaas loo sameeyay xaflad loogu dabaal degayay qallin jebintooda.
 
Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Diiday Inay Qaado Dacwadda Xirsi Cali X. Xasan
Sunday, 17 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa la sheegay inay diiday inay dhagaysato dacwadda ay xukuumadda Somaliland ku soo oogtay guddoomiye ku xigeenkii hore ee Koomishanka doorashooyinka Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo dhawaan laga soo qabtay bariga magaalada Burco.
 
Dayax Madoobaad Xalay Laga Dareemay Somaliland
Sunday, 17 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Dayax Madoobaad ayaa xalay laga dareemay wadamo dhawr ah oo ka tiran bariga Afrika oo ay Somaliland ka mid tahay, kaas oo ay saynisyahanadu hore u sii saadaaliyeen inuu xalay dhici doono. Abaaro 11:30 habeenimo ee xalay ee saacadda Somaliland, ayaa mar keliya laga war helay dayax madoobaad dhacay, waxaanay dadka Somaliland ku dareereen masaajidada iyaga oo tukaday Salaatu Khusuuf
 
Faysal Cali Waraabe Oo Qoyska Madaxtooyada Eedaymo U Jeediyay
Saturday, 16 August 2008

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa qoyska Madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay inay xafiisyo gaar ah u samaysteen maamulka khayraadka dalka, isaga oo Rayaalena ku tilmaamay Madaxweynihii ugu kartida yaraa ee uu weligii arko.

 
Sirta Ku Geedaaman Diiwaan Gelinta Codbixiyayaasha Iyo Khatarteeda
Saturday, 16 August 2008
Warar ka soo baxay ilo aad loogu kalsoon yahay ayaa shaaca ka qaaday in ujeedada dhabta ah ee looga danleeyahay diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Jamhuuriyadda Somaliland ay tahay, in keydka faah-faahinta codbixiyayaasha sida faraha laga qaado dadka iyo  magacyadoodadaba (voter registration database) sida ay u dhantahay gebi-ahaanba lagu wareejin doonaan saraakiisha midowga Yurub ee iyagu maal-gelinaya mashruucaas diiwaangelinta.
 
The Driver of Huda Barkhad Whisked To Hargeisa Hospital In Critical Condition
Saturday, 16 August 2008
Hargeisa (Geeska)- The former head of the presidential transport and personal driver of the president’s wife, Abshir Hassan Hashi who was languishing behind bars in Mandera central prison for the last three months, was rushed to Hargeisa General Hospital in critical condition last night. Mr. Abshir who is a member of the KULMIYE central committee, the leading Somaliland opposition party, was arrested by Somaliland security forces three months ago.
 
Darawalkii Marwo Huda Ee Ku Xidhnaa Mandheera Oo Isaga Oo Sakaraad Ah La Keenay Cisbitaalka Hargeysa
Thursday, 14 August 2008
Hargeysa(Geeska)-Mr. Abshir Xasan, oo ahaan jiray darawalka gaarka ah ee Marwo Huda , oo muddo saddex bilood ku siman ku jiray  Mandheera, ayaa habeen hore loola soo cararay Cisbitaalka Hargeysa, ka dib markii ay la soo daristay xaalad caafimaad xumo ahi.(Daawo Sawirada)
 
Baaq Laga Soo Saaray Shirka Beelaha Habar-jeclo
Wednesday, 13 August 2008

Gar-adag(Geeska)- Shirweynaha Beelaha habar-jeclo uga socda magaalada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa xukuumadda Somaliland si kulul ugu cambaareeyay xadhiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ahaan jiray guddomiye kuxigeenkii hore ee koomishanka doorashooyinka, oo dhawaan la xidhay.Baaq shalay laga soo saaray shirweynaha, ayaa waxa xukuumadda loogu baaqay inay

 
Axmed Siilaanyo oo Xukuumadda Ku Tilmaamay Mid Aan Xishoonayn
Tuesday, 12 August 2008

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xukuumadda Somaliland ku tilmaamay mid aan xishoonayn, oo dalkeeda ku soo jeedinaysa indhaha quwad shisheeye, waxaanu ugu baaqay inay xishooto.

 
Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Oo Sucuudiga Ku Geeriyooday
Tuesday, 12 August 2008

Burco(Geeska)-Alle ha u naxariiste waxa habeen hore magaaladda Jidda ee wadanka Sucuudiga ku geeriyooday Marxuum Sheekh Xasan Ismaaciil Bile, oo ahaa oday reer Somaliland ah.Sida ay Geeska Afrika u sheegeen qaar ka mid ah qaraabada Marxuumku, Sheekh Xasan, waxa uu u geeriyooday xanuun uu muddooyinkii u dambeeyay u jiifay magaaladda Jidda

 
Salaadiinta Habar-jeclo Oo Beeniyay In Shirkoodu Yahay Mid Lagu Duminayo Xukuumadda
Saturday, 09 August 2008
Gar-adag(Geeska)- Salaadiinta Beelaha Habar-jeclo ee ku sugan xarunta shirku uga socda ee degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa beeniyay in shirkoodu yahay mid lagu duminayo xukuumadda jirta islamarkaana lagu waxyeelaynayo qaranimada Somaliland.(Daawo Sawirada)
 
Cabdiraxmaan Saylici Oo Ku Faanay Inuu Cabdiraxmaan Aw Cali Ka Taageero badan yahay
Friday, 08 August 2008
Hargeysa (Geeska)- Guddoomiye-ku-xigeenka afraad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), kana mid ah murashaxiinta u tartamaya jagada Madaxwayne-ku-xigeenka xisbiga Kulmiye gudihiisa,  ayaa sheegay in uu isagu ka taageero badan yahay murashaxiinta kale ee la tartamaya ee ka soo jeeda deegaankiisa (Awdal).
 
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo Bulshada Caalamka La Hadlay
Thursday, 07 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sababta ay bulshada caalamku u aqoonsan la’dahay qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland ku tilmaamay go’aan khaldan oo ay qaateen.
 
Axmed Siilaanyo oo cambaareeyay xadhiga Xirsi X. Cali Xasan
Thursday, 07 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Siilaanyo, ayaa ka hadlay xadhiga guddoomiye ku xigeenkii hore ee koomishanka doorashooyinka Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo toddobaadkan ciidamada Somaliland ka soo qabteen bariga Burco.
 
Dr. Gaboose Oo Xadhiga Xirsi Xaaji Xasan Ku Macneeyay Aargoosi Siyaasadeed
Wednesday, 06 August 2008
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka QARAN Dr.Gaboose, ayaa xadhiga guddoomiye ku xigeenkii hore ee koomishanka 
 
Go’aanka Cuqaasha Beesha Ciidagale
Monday, 04 August 2008
Qaar badan oo ka mid cuqaasha beel weynta Ciidagale, ayaa xalay xarunta Wargeyska Geeska Afrika ee Hargeysa soo gaadhsiiyay go’aamo ay gaadheen, kuwaas oo u qornaa sidan: “Maanta (shalay) oo ay taariikhdu  tahay 02/082008, waxa isu yimid cuqaasha beesha Ciidagale, iskuna raacay go’aanadan:-
 
Ilaalada Gaarka ah Ee Rayaale Oo Ku Amray Masuliyiin Joogtay Munasibad Uu Madaxweynuhu Ka Qayb Galay
Monday, 04 August 2008
Hargeysa (Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa eedayn u jeediyay bulshada Caalamka, 
 
Ambassador John Yates Oo Ka Hadlay Qaddiyadda Somaliland
Sunday, 03 August 2008
Nairobi(Geeska)- Ergayga Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somaliya Ambassador John Yates, ayaa sheegay in dawladda Maraykanku u bogtay islamarkaana tixgelinayso dedaalka ay Somaliland u gashay in la dhiso nidaam maamul oo karti leh iyo weliba nabadgelyada ka hano qaaday.
 
Biriish Isku Xidhaya Qaaradaha Asia Iyo Afrika Oo Dhismihiisa Laga Bilaabay Djibouti
Saturday, 02 August 2008
Djibouti(Geeska/Moheet)- Iskaashatada Bariga dhexe ee horumarinta oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa dhowaan ku qabatay dalka Jabuuti xaflad lagaga dhawaaqay bilaabidda mashruuc lagu dhisayo biriish isku xidhaya labada qaaradood ee Asia iyo Afrika.
 
Faysal Cali Waraabe oo Mar Labaad Ka Hadlay Madaxweyne Geelle
Thursday, 31 July 2008
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in hadalkii u dambeeyay ee uu Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele afka kaga dhawray inuu isticmaalo magaca ‘Somaliland’
 
QOFNIMO-BAX , Qallinka : Xasan Cabdi Madar
Thursday, 31 July 2008
Maalintii uu qofnimo baxay ama la qofnimo saaray ee u horraysay waxa loo magacaabay jago wasaaradeed ama wakaaladeed mid ay ahayd  aad u ma xasuustee.Beenta muu aqoon, dadkana wuxu ugu necbaa qofka been sheega. Markuu maqlo qof been sheegay maxaa ku xaqsaday buu odhan jiray. Maalintan wuxu khudbadiisa ku bilaabay anigoo ku hadlaya afka hebel… waxan is idhi sow ka af leh sidee buu af nin kale ugu hadli karaa?  Ma qof baa ku hadli kara af aan afkiisa ahayn?
 
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ku Faanay In Reer Awdal Wax Qaban Karaan
Wednesday, 30 July 2008
Borama(Geeska)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed X.Daahir Cilmi, oo ku sugan magaalada Boorama ayaa sheegay inay faan iyo guul u tahay dadka reer Awdal in dad ka soo jeeda gobolkoodu hagi karaan qaranka Somaliland islamarkaana wax qaban karaan. Wasiirku waxa uu sidaas ku sheegay mar shalay ugu waramay saxaafada ka hawlgasha Gobolka Awdal magaalada Borama, oo uu sheegay inuu hawl shaqo u joogo.
 
Madaxweyne Ismail Omer Geelle Oo Carrabka ka Dhawray Magaca Somaliland
Tuesday, 29 July 2008
Djibouti(Geeska)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geele, ayaa Axadii doraad isaga oo ka hadlayay munaasibad uu ku dhagax dhigay guryo loo dhisayo xaasaska askartii ku geeriyootay dagaalkii dhawaan dhex maray Djibouti iyo Ereteriya
 
Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Adag Uga Cadhooday Kulan Lagaga Hadlay In Dib U Eegis
Monday, 28 July 2008
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Baanka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ducaale, ayaa ka cadhooday kulan aqoon isweydaarsi ah oo dhawaan lagu qabtay magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga hadlay  dib u eegis lagu sameeyo sharciga baanka Somaliland.
 
Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Hadyad Ku Diiday Meles Zenawi
Monday, 28 July 2008
London(Geeska/Daily Telegraph)- Jariiradda Daily Telegraph oo ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa cadadkeedii soo baxay, 23-kii July 2008-da, waxa uu qoray in raysal wasaaraha dalka Ingiriiska Golden Brown uu diiday aqbalista hadyad uga timid raysal wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi.
 
Xukuumadda Somaliland Oo Xidhay Xafiiskii Telefiishanka Universal
Saturday, 26 July 2008
Hargeysa (Geeska)- Xukuumadda Somaliland, ayaa albaabada u xidhay xafiiska  uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Telefiishanka Universal oo ah Telefiishan Afka Somaliga ku hadla oo laga daawado Satalaytka, kaas oo ay xaruntiisa guud tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska.Ma jiro war rasmi ah oo ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay xidhitaanka xafiiska Telefiishankaas 
 
Dawladda Sweden Oo Loogu Baaqay Aqoonsiga Somaliland
Thursday, 24 July 2008
Stockholm(Geeska)-Dawladda Sweden, ayaa loogu baaqay inay Midowga Afrika cadaadis ku saarto aqoonsigga qadiyadda madaxbanaanida Somaliland, si loo sii ambo qaado dimuqraadiyadda iyo haykalka dawladnimo ee ka hano qaaday Somaliland tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay xoriyadeeda kala soo noqotay dalkii Somaliya, sannadkii 1991-kii.
 
Sh. Xasan Aweys Oo Loo Cimaamaday Xilkii Isbahaysiga
Wednesday, 23 July 2008
Asmara (Geeska)- Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya, ayaa gelinkii dambe ee shalay loo doortay guddoomiyaha guddiga fulinta 
 
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Aan Xog Ka Haysan Somaliland
Sunday, 20 July 2008
Newyork (Geeska)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon, ayaa markii labaad ay cadaatay sida aanu xogogaal ugu ahayn arrimaha ka taagan dalka Somaliland.Warbixin uu xoghaye Ban Ki-moon Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uga  diyaariyay xaaladda guud ee dalkii la isku odhan jiray Somaliya oo ka kooban 18 bog, ayuu golahaas u bandhigi doonaa toddobaadkan.
 
More...
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Arrimaha Bulshada

Daawo Sawirada Qalin jabinta Jaamacada Hargeysa ( Part 1 ,Part 2 , Part 3)

Xaflad la isku Arkay oo Maanta 255-Arday kaga Qalin Jebiyeen Jaamacada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 143 arday oo ka Qalin jabiyey Machadka Azhar(Daawo Sawirada)

Dood Cilmiyeed ku Saabsan Deegaanka iyo Tamarta oo lagu Qabtay Hargeysa(Daawo Sawirada)

 

Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Fanaanka Nuuradiin Ahmed Iimaan

SONYO Iyo Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka iyo Nuxurka Baaqa 7-da qodob ee Shirkan Laga Soo Saaray(Daawo Sawirada)

Ururka Somaliland Forum oo Deeq Waxbarasho u fidiyay 20 Arday(Daawo Sawirada)

Ururka SOYADO oo Munaasibad Ballaadhan ku Qabtay magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Dr.Jaamac Muuse Jaamac oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa(Daawo Sawirada)

Ururuka YMD Oo Xaflad La Isku Arkay Ku Xusay Maalinta Dhalinyarada Adduunka, 150-Geedna Ku Beeray Khayriyad(Daawo Sawirada)

Jaamacada Hargeysa Oo Furtay Machad Lagu Baran Doono Arrimaha Keena Khilaafaadka Iyo Sida Loo Xoojin lahaa Nabada

Sheeko xiiso badan: Karaamo Beel (Qaybtii koowaad , Qaybtii Labaad)

10-KA TABABARE EE UGU WANAAGSAN HORYAALKA KUBBADA CAGTA EE INGIRIISKA

Xaflad Balaadhan oo lagu furayay Xafiiska Dallada Suxufiyiinta Somaliland ee USJ Oo shalay Lagu qabtay Hargeysa (Daawo Sawirada)

Fursadaha Shaqo Abuur Iyo Faaqidaada Dareenka

Bandhig-buugeedka caalamiga ah ee Hargeysa

KOOXDA OMAR INTERNATIONAL AYAA KU GUULAYSATAY KOOBKII MAALINTA WAXBARASHADA DEGMADA ALLAYBADAY  

Xaflada la isku arkay oo Xalay lagu Furay Hoolka Shirarka ee Hotel-ka Summer Time ee Magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Linda Warden:40 sanno ayey qarineysay sir ah, inaanay waxbana qorin waxbana akhrin(sheeko xiiso leh)

 Dallada SONYO oo Safar Shaqo Ku soo Martay Gobolada Sool iyo Togdheer(Daawo Sawirada)

Havoyoco oo Tababar Ku saabsan HIV/AIDS-ka ugu soo xidhay 25 Xubnood Magaalo Madaxda Gobolka Gabiley(Daawo Sawirada)

Dallada SONYO oo shir lagaga hadlay dhibta TAHRIIBKA dhallinyarada Iyo Shaqo La'aanta ku qabtay Magaalada Boorama (Daawo Sawirada)

 
© 2006-2008: Geeska Afrika Newspaper, Hargeisa, Somaliland

Powered by Somaliland Technology