| Mucaaradka oo shuruudo aqbalay |
|
|
|
| Wednesday, 10 June 2009 | |
|
Hargeysa(Geeska)-Labada Xisbi Mucaarad ee KULMIYE iyo UCID ayaa si rasmi ah u aqbalay shuruudo ay deeq bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland taageeraa ku xidheen maalgelinta doorashada madaxtiniamada Somaliland .
Deeq bixiyayaasha ayaa qoraal ay wada jir ugu soo direen saddexda xisbi qaran, 27 May, 09, waxa ay ku taxeen shuruudo ay ku xidheen taageerista doorashada madaxtinimada Somaliland . Qoraal ay labada xisbi wada jir shalay ugu direen Mr. Richard Hands, oo madax u ah deeq bixiyayaasha midowga Yurub, ayaa waxa ay ku caddeeyeen inay aqbaleen qodobadaas. Qoraalkaas labada xisbi oo aan saxaafadda loo qaybin, waxa ku saxeexan guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo ku simaha guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxaanu nuqul ka mid ah oo aanu helnay u qornaa sidan: "Xisbiyada mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID iyaga oo tixraacaya warqaddaadii ku taariikhaysnayd 27-ka May 2009-ka, Waxa ay si buuxda u aqbaleen qodobbadii iyo shuruuddii warqaddaadaas ku caddaa. Wargeyska Geeska Afrika www.geeska.net |
23 AUGUST 2010
---> Editorial: Business men should have mercy on their people
---> Britain and Somaliland Enhance Bilateral relations
---> “Recognition is within Somaliland”
---> Presidential palace staff sacked
---> Importation and Sale of TB Drugs Banned
Waa Waraysi lala yeeshay Maareeyaha Shirkada Somaliland Beverage Industries (SBI); Mustafe Cismaan Geele Faarax : Waxa uu ka waramayaa Shaqaale shirkadu qaadanayso iyo weliba....
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |