| Madaxweyne Daahir Rayaale: Mar Labaad iyo Muraayadda Madow |
|
|
|
| Thursday, 28 May 2009 | |
|
Berbera(Geeska) -Caadiyan dabeecadda bini-aadamka ayaa hoggaamiyaha farta inuu indhaha ka laliyo balanqaad uu hore u sameeyay oo ay waxba ka fuli waayeen, sababtu waxay doonto ha ahaate, waxaanu ka damqadaa xusuusteeda iyo weliba soo hadal qaadkeeda.
Tan ayaa loo arkaa inay maanta Madaxweyne Rayaale u xidhay muraayad madoow, maadaama oo aanu jawaab u hayn su’aasha ka taagan halka ay ku dambeeyeen wershadihii uu duleedka Berbera dhagax dhigay sannado ka hor. Madaxweynuhu doorkan wuxuu u baydhay jiho kale, waxaanu mar labaad Berbera ka balanqaaday dib u habaynta iyo ballaadhinta dekedda Berbera.
Source: www.geeska.net, Wargeyska Geeska Afrika, Hargeysa |
23 AUGUST 2010
---> Editorial: Business men should have mercy on their people
---> Britain and Somaliland Enhance Bilateral relations
---> “Recognition is within Somaliland”
---> Presidential palace staff sacked
---> Importation and Sale of TB Drugs Banned
Waa Waraysi lala yeeshay Maareeyaha Shirkada Somaliland Beverage Industries (SBI); Mustafe Cismaan Geele Faarax : Waxa uu ka waramayaa Shaqaale shirkadu qaadanayso iyo weliba....
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |