| Masuul xukuumada Somaliland ka tirsan oo sheegay inay Kooxo Argagaxiso ahi joogaan gudaha Burco |
|
|
|
| Thursday, 28 May 2009 | |
|
Burco(Geeska)- Badhasaabka gobalka Togdheer Md. Jaamac Cabdillaahi Biin, ayaa ku dhawaaqay inay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer joogaan rag uu sheegay inay yihiin argagixiso.
Mr. Biin, oo shalay hadal dheer ka jeediyay munaasibad lagu xusayay 27 May, oo ah maalintii ay xoogagii SNM sannadkii 1988 soo galleen magaalada Burco, waxa uu sheegay inay dawladu la socoto dhaqdhaqaaqa raggaas, “Waxaan maanta halkan idiinku sheegayaa arimo Cusub oo Gobolka ku soo kordhay oo ah Argagixisada Somaliya dagaalada ka wada iyo dad Macalimiin sheeganay oo Xamar ka yimi oo magaalada ka furtay Malcaamado kuwaas oo Ciyaalkeenii oo dhan inta ay Basas ku gureen hadh iyo habeen-ba leh waxbaanu baraynaa oo xiitaa ardaydii u diiday in ay Guryahooda tagaan oo Cunooyinkii ay caruurtu cuni lahayd ugu karinaaya malcaamadaha Dhexdooda.” Ayuu yidhi badhasaabka gobalka Togdheer, waxaanu intaas raaciyay, “Ragaas dawladu way ka warhaysaa Kharashka ay caruurta ka qaadaan iyo kay isticmaalaana ee ay Caruurta ku kharsh gareeyaana waxa badan kay caruurta ku kharsh gareeyaan.”
Source: www.geeska.net, Wargeyska Geeska Afrika, Hargeysa |
23 AUGUST 2010
---> Editorial: Business men should have mercy on their people
---> Britain and Somaliland Enhance Bilateral relations
---> “Recognition is within Somaliland”
---> Presidential palace staff sacked
---> Importation and Sale of TB Drugs Banned
Waa Waraysi lala yeeshay Maareeyaha Shirkada Somaliland Beverage Industries (SBI); Mustafe Cismaan Geele Faarax : Waxa uu ka waramayaa Shaqaale shirkadu qaadanayso iyo weliba....
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |