| Isbarbardhig Qaabka Barlamaanka Somaliland oo u dhisan sida ka Maraykanka |
|
|
|
| Thursday, 08 January 2009 | |
|
Waxa maalintii salaasada ee toddobaadkan la dhaariyay congress kii 111 aad ee dalka Maraykanka. Qaabka ay hawshooda u guda galeen isla markiiba oo ay u abbareen dhibka dhinaca dhaqaale xumada dalka haysa oo ah inay socodsiiyaan qorshe lagu ansixinayo maalgelin gaadhaysa illaa hal trilyan ($ One Trillion) oo doollar ayaa ah mid xawaare ku socota.
Markaad eegto qaab dhismeedka awoodda barlaamanka Somaliland ayaad moddaa in laga soo dheegay dastuurka dalka
Waa run oo labada dal isuma dhowa dhinacyada dhaqaalaha, da’da iyo cilmiga, hase yeeshee taa macneheedu maaha in barlamaanka Qaab dhismeendka dawladeed waa mid ku qoran buugaagta oo waxa hirgeliya kolba qofkii shaqada qabsada. Tusaale ahaan Madaxweyne ku Xigeenka hadda jagada ka degaya ee dalka Maraykanka Dick Cheney ayaa waxa lagu tilmaamaa inuu yahay kii ugu awoodda badnaa inta taariikhda dalkaas soo martay. Taa wuxuu ku keenay dhiiranaan iyo dagaal uu ku qaaday barlamaanka oo uu fara maroorsaday intuu xaqa u lahaa iyo in ka badanba. Waxana uu barbar maray inuu barlamaanka hordhigo waxyaabo badan oo ay ahayd inay eegaan inta aanu ku dhaqaaqin.
Sidoo kale markii la doortay Golaha Wakiilada ee Waa run oo wuu jiraa dhaqdhaqaaq, laakiin mucaarid iyo muxaafidba shaqada barlamaanku waa inay dadka ka wakiil yihiin. Waa inay noqdaan ciddii maamulka kolba jiraa uu ka khasban yahay inuu la tashado. Inuu ogaado haddii uu wax qaso cidi ka dambeyso oo afkii dadka ay ku hadlaan.
Markii qiimaha saliidda qaydhin uu hoos u dhacay dhamaadka sannadka 2008 ayaa waxa khatar galay saadaalinta miisaaniyadda dalal badan oo iyagu ku tiirsan dakhliga patroolka ka soo gala. Dalka
Ka soo qaad waxa hadda
Fadhigii ugu horreeyey ee barlamaanka Maraykanka oo ahaa Arbacadii shalay ayaa ajendaha lagaga hadlay bilawga dood sidii dalka shaqo la’aanta looga saari lahaa iyo halka ku habboon ee laga bilaabo. Waxana loo yeedhay khubaro aad u badan oo mid kasta wax laga weydiiyay rayigiisa dhinaca uu xirfadda u leeyahay.
Dal cari ah calaamadaha lagu garto ayaa aad uga fog arrin shakhsi oo danta guudi tahay ta midka ugu sarraysa ee sharcigu had iyo jeer ku salaysan. Markaa barlamaanka Magan Ibrahim
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it |
23 AUGUST 2010
---> Editorial: Business men should have mercy on their people
---> Britain and Somaliland Enhance Bilateral relations
---> “Recognition is within Somaliland”
---> Presidential palace staff sacked
---> Importation and Sale of TB Drugs Banned
Waa Waraysi lala yeeshay Maareeyaha Shirkada Somaliland Beverage Industries (SBI); Mustafe Cismaan Geele Faarax : Waxa uu ka waramayaa Shaqaale shirkadu qaadanayso iyo weliba....
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |