Home
News
Cali-Gurey Oo Axmed-Siilaanyo Ugu Hanjabay Inaanu Hargeysa Dhex Tamashlayn doonin PDF Print E-mail
Thursday, 11 March 2010

Hargeysa(Geeska) -Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa meel ka dhac ku tilmaamay in xoghayaha guud ee xisbiga UDUB lagu oriyo marka uu madal ka jeedinayo khudbad, iyadoo toddobaadyadii u dambeeyay laba jeer lagu oriyay xoghayaha iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Rayaale.

 
Gudoomiyaha UCID Oo Ka Dayriyay Xaaladda Hargeysa iyo Berbera PDF Print E-mail
Thursday, 11 March 2010

Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID..Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada Madaxwayne Daahir Rayaale ku tilmaamey mid fadhiid ah oo waxqabad la’aanteeda ku kaliftay inay isku xidho wax-qabadka iyo Ictiraafka.

 
Xukuumadda Somaliland Oo Digniin u jeedisay isimada Gobolka SOOL PDF Print E-mail
Thursday, 11 March 2010

Hargeysa(Geeska) –Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay diyaar u tahay dhageysiga tabashadda madaxdhaqmeedka Sool, Islamarkaana wadahadalo ugu baaqday Garaado ka soo jeeda Gobolkaas oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku hawlanaa shirar ka dhanka ah Somaliland.

 
Ismaaciil Buubaa Oo Dawladda Somaliland Ugu Baaqay Inay Isha Ku Hayso Socdaalka Uu Shariif Ku Joogo PDF Print E-mail
Wednesday, 10 March 2010

Nairobi(Geeska) -Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay isha ku hayso farriinta diblomaasiyadeed ee uu xambaarsanyahay socdaalka uu Shariif Sheekh Axmed, ku tagay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 
Abwaan Gaariye Oo La Hadlaya Ugaaska Ciise PDF Print E-mail
Wednesday, 10 March 2010

Djibouti(Geeska) -Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye), oo ka mid ah ergo culus oo magaalada Djibouti kaga qayb galay martiqaad ay ganacsatada Isaaq ee dalkaas degeni u sameeyeen ugaaska cusub ee Beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahim, ayaa halkaas ka jeediyay hadal dheer.

 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 1 - 9 of 940
Advertisement
Heestii: MASHXARAD, Erayadii Mohamed-Deeq, Codkii Qoomaal iyo Maryan Mursal




Dhagayso Waraysi xiiso badan

 
Waa Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Abwaan Boon Xirsi  : Waxa uu kaga waramayaa Taariikhdiisa Fanka, xaalada uu imika ku sugan yahay, iyo fariin uu dirayo.