Hargeysa(Geeska) -Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa meel ka dhac ku tilmaamay in xoghayaha guud ee xisbiga UDUB lagu oriyo marka uu madal ka jeedi...
Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID..Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada Madaxwayne Daahir Rayaale ku tilmaamey mid fadhiid ah oo waxqabad la’aa...
Hargeysa(Geeska) –Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay diyaar u tahay dhageysiga tabashadda madaxdhaqmeedka Sool, Islamarkaana wadahadalo ugu baaqday Garaado ka soo jeed...
Nairobi(Geeska) -Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Ar...
Djibouti(Geeska) -Abwaan Maxamed Xashi Dhamac (Gaariye), oo ka mid ah ergo culus oo magaalada Djibouti kaga qayb galay martiqaad ay ganacsatada Isaaq ee dalkaas degeni u sameeyee...
Hargeysa(Geeska) -Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay inay samaynayaan kaadhadh cusub oo lagu badalayo kuwii hore, gaar ahaan natii...
Washington(Geeska/Washington Post) -Dawladda Wadanka Maraykanka ayaa loo soo jeediyay in ay dalkeeda ka masaafuriso Gen. Maxamed Cali Samatar....
Hargeysa(Geeska) -Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaan doorkan wax hambalyo ah u dirin haween weynaha Somaliland oo shalay dunida kala qayb galay munaasibadda...
New York(Geeska/ The Daily Beast) -Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Somaliland, Marwo Edna Adan Ismaciil ayaa lagu martiqaaday kulanka haween weynaha adduunka oo lagu qaban doono...
Hargeysa(Geeska) –Madaxwaynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, oo sanad walba si buuxda uga qayb qaata munaasibada lagu xuso maalinta haweenka adduunk...
Hargeysa(Geeska) –Qaar ka mid ah hormuudka qaybaha kala duwan ee bulshadda ayaa shalay arragtiyo kala duwan ka bixiyay, xaaladda wadanku marayo guud ahaan, gaar ahaan arrim...
Hargeysa(Geeska) –Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL ayaa shalay xadhiga laga jaray, Islamarkaana hawsheedda mar kalli ah ka wadda bilowday Guud ahaan Gobolladda Somaliland....
Hargeysa(Geeska) -Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku fashilmay inuu oofiyo balan uu markii labaad horaantii sannadkan qaaday, oo ahayd inuu saxaafadda bis...
Hargeysa(Geeska) -Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), ayaa madaxda sare ee saddexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ugu baaqay inay wax la hadhaan, xilliga lagu jiro ol...
Hargeysa(Geeska) –Hogaamiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaradka ah UCID iyo KULMIYE ayaa jawaabo isku dhaw ka bixiyay su’aalo ku waajahan dacwadda ka dhanka ah Maxamed C...
Washington(Geeska) -Maxkamadda sare ee dalka Maraykanka ayaa shalay bilowday dhagaysiga dacwad la doonayo in lagu oogo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dawladii Siyaad Barre Gen. Ma...
Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa beeniyay inuu ku tiraabay hadalo ka dhan ah Beelaha Habaryoonis iyo madax dhaqameedkooda.
...
Hargeysa(Geeska) -Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa si kulul uga jawaabay shir ay qabteen guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilado, oo ay sheegeen i...
Nairobi(Geeska) -Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin, ayaa si ba’an saxaafadda Kenya ugu rifay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaas Mr. Moses Wetan...
Hargeysa(Geeska) –Raxan Wasiiro, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir ku xigeeno ah oo ka wadda-tirsan Xukuumadda Madaxweyne Rayaale Ee Somaliland ayaa camiray munaasibad tababar l...
Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay dalab uu Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya...
Saylac(Geeska) –Magaallo Xeebeeda qadiimiga ah ee Saylac ayaa shalay waxaa ku kulmay dadkii ugu badnaa ee isugu yimaada muddo qarniyo ah xaflad dhaqan oo nooceeda ah. Waxay...
Hargeysa(Geeska) -Toddobaadyadii u dambeeyay waxa magaalada Hargeysa ku sugnaa Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, oo ka mid ah salaadiinta gobalka Togdheer.
...
Hargeysa(Geeska)- Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo.(Daawo sawirka)
Ururka Fanka iyo Dhaqanka Soomaalida ee SAAC Foundation oo fadhigiisu yahay magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa qabtay kulan la xiriira kaalinta Fanka iyo Suugaanta ee...
One may wonder a country that has people with same ethnic, religion and skin colour cannot put together a mutual liveable, prosperous system that could save millions of people in...
Hargeysa(Geeska) -Mulkiilaha iyo Maamulaha Huteelka SUMMER TIME SNACK BAR, Mr Siciid Sheekh Cumar Yuusuf, ayaa shalay 28 xubnood oo shaqaalaha Huteelka ah tababar ugu soo x...
Two months ago in Nairobi Kenya, there lived a young college lecturer, who was very much bored with his job. He was a lecturer of one of the biggest commercial colleges in Nairobi....
Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution), oo dhakhsa ah. ...
Marka ugu horreysa waxaan kugu hambalyeynayaa hawsha aad qabatay. Waxqabadkaaga waad ku ammaanantahay marka la eego duruufaha adage ee ka jira gobolka iyo kadaraha waaweyn ...
Marka hore ddhammaan Ummadda Reer somaliland madax iyo shicib, Yar iyo wayn aqoon yahan iyo indheer garad Waxaan idin leeyahay RAMADAAN KARIIM. Maanta oo ah maalin Axad ah w...
Faallo Ma laha......
No Comment !!
...
Maanta Somaliland waxa ay maraysaa marxalad aad u xaasaasi ah tan iyo markii Somaliland ay noqotay qaran madaxbannaan oo iskii u taagan. Marka ugu horaysa, waxa aan maanta doonay...
Hargeysa(Geeska) -Dawladda Ingiriiska, ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, u soo dirtay qoraal canaan ah oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka...
Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ah siyaasi culus oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, horena u ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii hore ee G...
Hargeysa(Geeska)- Cadadkii hore ee Wargeyska Geeska Afrika, waxaanu idiinku soo gudbinay waraysi khaas ah oo aanu la yeelanay Wasiir Cawil. waxa uu kaga xog waramay xaaladda dhaqaa...
Somaliland Forum Oo Hay'ado Uu Geesku Ku Jiro Bilado Siisay (Daawo Sawirada)
| Home |
| Somali Music |
| Archive |
| Search |
| Contact us |
| Geeska Afrika |
| Hadhwanaag News |
| Somaliland Education |
| Qaran News |
| Somaliland Technology |
| Somaliland Info |